Najax

Najax Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Najax, Camera/Photo, Mogadishu.

27/06/2024
27/06/2024

Saaxibul caqli

🌙رمضان كريم🌙 Waxyaabaha aanan soonka jebin waxaa ka mid ah1. Dhiig qof loo shubo3. Qubeyska4. Cadaysiga5. Candhuufta 6. ...
12/03/2024

🌙رمضان كريم🌙
Waxyaabaha aanan soonka jebin waxaa ka mid ah

1. Dhiig qof loo shubo
3. Qubeyska
4. Cadaysiga
5. Candhuufta
6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan
7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn
8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba

Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah

1. Cunid & cabid
2.Jamaaca maalinkii
3. Matag kas la isaga keeno
4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
6. Caadada & xeydka dumarka
7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman
8. Haddii uu waasho isagoo soomman

Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin
1. Xanta
2. Caayda
3. Isku dirka
4. Beenta
5. Indhaha oo meel xun lagu eego
6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
7. Qamaarka oo la dheelo
8. Dagaalka

Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah
1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
6. Farjiga oo la dhowro

Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii
1. Uu yahay musaafur
2. Uu xanuunsado
3. Uu ummulo
4. Uu caadoodo
5. Uu caqligiisu tago
6. Uu u cabsado ilmaha caloosha ku jira

Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada
Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin

Ramadaan kariim dhaaman saaxiibida Aanu halkaan ku saaxiibnay

24/02/2024

Qalbiga u wanag sanaa

11/02/2024

M.a ragedii ayaa is helay

15/11/2023

Farxada noloshaada waxa ay ku xiran tahay sida tayada leh ee aad u fekerto

28/10/2022
Ha sugin waqti kale, Hadda ayaa la joogaa waqtigii aad hirgelin lahayd qorshahaagii BILLAAAW
26/11/2021

Ha sugin waqti kale, Hadda ayaa la joogaa waqtigii aad hirgelin lahayd qorshahaagii
BILLAAAW

21/10/2021

Salaanta waa furaha jaceelka ((*

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category