Andaz photography

Andaz photography Photography

💍Hambalyo Aroos wacan🥰Hambalyo Hambalyo Hambalyo, Aroos Wacan Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Waxaan Hambalyo F...
22/04/2024

💍Hambalyo Aroos wacan🥰

Hambalyo Hambalyo Hambalyo, Aroos Wacan Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Waxaan Hambalyo Farxadeed Oo Aan Qoraal Lagu Soo Koobi Karin Halkaan Uga Dirayaa Walashey Bqoqoradeyda Suldaamadayda Dr Ramlo Maxamed Cabdullahi Ramliina Last Queen Iyo Walaalkeey Saxiibkey Mohamed Bishar Xaashi Oo Arooskoodu Ka Dhacay Magalada Baladxaawo Xarunta Ganacsiga Gobolka Gedo.

Waxaan Leeyahay Noqda Labadii Isku Waara Ubad Khayr Qaba Kala Hela ifkana Farxad Ku Noolaada, Wiil & Caano, Gabar & Caano Guurkiina Guur Khayr
Gurigiina Guri Nagi Guulow Ka Yeel.

Waxaan idiin Kugu Ducaynayaa Ducada Rasuulkeena(SCW)
‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ في خير

19/06/2020

Camera diyarsan kusoyaca Asxpta mela walbo oo aad jogtan

17/05/2020

RAMADAAN KARIIM

Lawadan dufaca mita waa reer luuq kankalo waa reer B/xawo mita ucoday asxpta
13/05/2020

Lawadan dufaca mita waa reer luuq kankalo waa reer B/xawo mita ucoday asxpta

Qof walbo ubahan zawira quraxan waa ina igala soxariira number kan +252613075444
06/05/2020

Qof walbo ubahan zawira quraxan waa ina igala soxariira number kan +252613075444

06/05/2020
Andaz photography waxa walbo kafilo
10/03/2020

Andaz photography waxa walbo kafilo

Andaz photography
04/03/2020

Andaz photography

Address

Banadir
Mogadishu

Telephone

+252613075444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Andaz photography posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share