Maxamed cabdullaahi maxamed

Maxamed cabdullaahi maxamed MOHA
Feereysane
( Dadkii Leyga Beerow Ku Soo Dhawada
Gacmo Furan iyo Qalbi Ka Nadiif Ah Qabyalad CAMIRA MAAN

22/07/2023

Nabadoonka ama Hogaamaka rer libaan Samatar,Tahliil Kediye Cismaan .

20/07/2023

🤲waa cajiib Mshallah shiiq Mustaf😍

17/07/2023
03/07/2023

DADKA HADEEY KU ARKAAYAN HORTOODA MAKU SAMENLAHED SANO MAXAAD IS LEDAHAY DHUUMO AMA MEEL LAGA GARANEYNIN TAG INTA KU ARKEESO YUU ILAAHEY KULA LIIDANIN

Muddo 4 sano ah ayaa wada soconay. Xiriirkeena jeceel markii uu bilawday labo maalin kadib shaqo ayuu helay, habeenkii a...
27/05/2023

Muddo 4 sano ah ayaa wada soconay. Xiriirkeena jeceel markii uu bilawday labo maalin kadib shaqo ayuu helay, habeenkii ayuu shaqeyn jiray aniga illaa uu shaqada kasoo baxayo waa u sheekeyn jiray ma jiifan jirin habeenkii, maalinta kaliya ayaa seexan jiray.
Xiriirkeena oo bilaw ah ayuu usheegay inaa is guursano 3 bil kadib balse isaga wuxuu jecleystay inaa muddo wada socono illaa aan wax ka helayo anigana k**a diidin waa ku raacay go,aankiisa. Sanad kadib gabar ayuu aroosay balse aniga k**a xumaanin sababtoo ah ilaahey ayaa afar xaas u baneeyay.
Waxaan u sheegay hadii 2 ama sadax uu guursanayo xitaa inaa jeclahay oo ugu daro xaasaska uu guursanayo. Muddo kadib waa is guursanay balse isagii shaqadii ayuu kasoo tagay anigane guri waalidkiisa ayaa joogi jiray balse nasiib darro markaan hal gabar u dhalay wuu i furay anigoo jecel".
Sidaas waxaa tiri Hodan oo ka sheekeynaysay Qissadii ay soo martay.

22/05/2023

sh mustafe xaaji ismaaciil xishoodka dumarka

22/05/2023

Waa Shiiq Mustafa iyo Muxadaro Kahadlesa Sinada
Like Comment Share

17/05/2023

Muxuu jirka qalay jacayl
Maxeey riyo I qaladay

15/05/2023

WAA INAAN FAHANAA...

13/05/2023
03/05/2023

Address

Mogadishu
MOHA

Telephone

+252615415516

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed cabdullaahi maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxamed cabdullaahi maxamed:

Share

Category