Gen Ducaysane

Gen Ducaysane Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gen Ducaysane, Photographer, Mogadishu.

Kulan Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada degmada Baxdo Mudane Axamad salaad sh cabdullahi warsame Oo uu wehliyo T...
09/01/2026

Kulan
Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada degmada Baxdo
Mudane Axamad salaad sh cabdullahi warsame
Oo uu wehliyo Taliyaha guud ee ciidanka ilaalo shacab ee culumada degmada baxdo oo howlo shaqo ujaaga magaalada caasimada u ah galmudug ee dhuusamareeb
Ayaa waxay kulan mero dhal ah layeesheen
Taliye lugta ciidanka xooga dalka soomaaliyeed
General khaalid sidoo kulanka waxaa qayb ka ahaay Taliyaha qaybta 21aad ee ciidanka xds
G/sare maxamad dhega wayne kulanka ayaan waxaa looga arinsanaayay howl galada kasocda guud ahaan soomaliya gaar ahaan galmudug
Kuwaaas lagu ciribtirayo xooda naf la caarigaa ee khawaarijta ah
Khawaarij iyi yuhuud alle ha baa biyo I.a
Guul iyo gobanimo

19/08/2025

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug.

Gooni production

21/07/2025



Gooni production follow me ๐Ÿ‘ˆ

19/07/2025

Deg deg
mujahidiinta D.baxdo
galabta khawaarijta waku cibabdaysten ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘€

02/07/2025

Mujahidiinta D.baxdo iyo baacsiga khawarijta

Gooni production

17/06/2025

Ma ku dhacday ?
Tiktok iska duub ayuu islahaa ee sheenee ๐Ÿ˜ฎ

12/06/2025

Gardarrooy godkaagii waa taa lakuugu soo galay๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’ช

Waa Madaxweyne QoorQoor oo gaaray degmadii Cadaado carfoon aheyd, iyadoo si ballaaran loosoo dhaweeyay.Gooni production
09/06/2025

Waa Madaxweyne QoorQoor oo gaaray degmadii Cadaado carfoon aheyd, iyadoo si ballaaran loosoo dhaweeyay.

Gooni production

08/06/2025

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jaray xarunta daweynta xoolaha Degmada Baxdo. Masuuliyiin kala duwan oo labada Gole ee Dowladda Galmudug ka tirsan ayaana goobjoog ka ahaa.

Gooni production follow me ๐Ÿ‘ˆ

Baxdo June, 08, 2025; Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jaray xarunta daweynta x...
08/06/2025

Baxdo June, 08, 2025; Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jaray xarunta daweynta xoolaha Degmada Baxdo. Masuuliyiin kala duwan oo labada Gole ee Dowladda Galmudug ka tirsan ayaana goobjoog ka ahaa.

Gooni production

Address

Mogadishu

Telephone

+252616789040

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gen Ducaysane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gen Ducaysane:

Share

Category