13/10/2022
Ku soo dhawaada page ka
¶ FADALAN HADAAD KU CUSUB TAHY PAGE KA LIKE SAAR
¶ SHERE DHEH SI DADKA KALE U ARKAAN
√ Maskaxda waa xubin ka tirsan jirka bani aadamka
√ waana xubinta ay mar waliba ay soo saarta amarada lagu xukumo nafta bani aadamka
√ waana xubinta uu qofka bani aadamka ka farakaro kana soo saara hadalo wax ka ool ah
∆ maxay ku Kala duwan yihiin ninka fayoowi iyo ninka waalan??!!!!!!!
Waan su aal mudan in LA is weydiyo
Wax kale ma ahan waa maskaxda
√ Ninka fayoowi wuxuu Lee yhy maskax fayoow oo ku ogaankaro wax waliba
√ ninka waalan ma lahan maskaxdii uu ka fakari lahaa
√ hadaba ka faa ideyso inta aad qabto maskax fayoow
√ Uguna mahadceli Allah uu ku siiyey maskax cafimaad qabto
MAHADSANIDIIN