Orjinal

Orjinal cali maxamed maxamuud

12/04/2026
12/04/2026

Diyaaradaha Maanta Dowladda Soomaaliya ay ku soo Bandhigtay Munaasabadda Ciidanka Xoogga ee 12-Ka April waa kuwa dhiira-galinaya Howlaha Qaranka iyo Howlgallada ka dhanka ah AS.

Iskaba daa muuqaalkoodee xitaa Codkooda ayaa laga baqaa, marka bal kawaran iyagoo ilmihii Godadka ku jiray ay korkooda ka arkeen iyadoo dul mareysa oo hadana duqeynaysa.

Guul Qaranka Soomaaliyeed waa tilaabsaday🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

27/03/2026
19/03/2026

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Orjinal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category