Farhan 4k

Farhan 4k Freelancer Photographer and Videographer | Based in Mogadishu

02/02/2026

Goobweyn 🌴

29/01/2026

Magalada kismayo waxey abuureysaa kobac wanaagsan oo ka dhigi doonta Somalia Malaha ugu badan ee loo soo dalxiisi doono.

Adiga weli ma booqatay caasimada jubbaland we kismayo?

27/01/2026

Qoray dhac cajiib ah 🌞
Hadii aad garatay xeebtan nala wadaag?

Marko iyo Sahankii Waxbarasho πŸ“šβœ¨Marko waxay si hagar la’aan ah ugu dadaalaysaa soo saarista jiil ku adag waxbarashada, y...
18/12/2025

Marko iyo Sahankii Waxbarasho πŸ“šβœ¨

Marko waxay si hagar la’aan ah ugu dadaalaysaa soo saarista jiil ku adag waxbarashada, yar iyo weynba, iyadoo xoogga saareysa kobcinta aqoonta iyo anshaxa ardayda.

Waxa si gaar ah iiga cajabiyay intii aan booqday dugsiyada, waa xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya ardayda iyo macallimiintooda. Saaxiibtinimadaas waxay dhalisaa is-dhexgal furan, kalsooni iyo horumar waara, iyada oo aan jirin cabsi ama cadaadis.

Tani waa waxbarasho ku dhisan nabad, ixtiraam iyo mustaqbal ifaya. 🌱✏️

Marko cadey minin Ow Osman ninkii moodo Munafaq waaye .Magaalo marti soor ayaan idinka soo salamayaa.
15/12/2025

Marko cadey minin Ow Osman ninkii moodo Munafaq waaye .
Magaalo marti soor ayaan idinka soo salamayaa.

Labadii sheeko-tabiye ee aan ka helay garoonka Muqdisho.Iyadoo aan ognahay culeyska ka imaanaya kamaradda, daalka shaqad...
12/11/2025

Labadii sheeko-tabiye ee aan ka helay garoonka Muqdisho.

Iyadoo aan ognahay culeyska ka imaanaya kamaradda, daalka shaqada iyo adkeysiga uu u baahan yahay xirfadda sawir-qaadistu, haddana waxaa hubaal ah in ay labadan gabar, Raiza iyo Yasmin, u taagan yihiin soo saarista sheekooyin qiimo leh oo nolosha taabanaya.

Waxaan kula kulmay garoonka Muqdisho intii lagu jiray kulankii finalka, halkaas oo ay qeyb ka ahaayeen sheeko-tabiyaal naftooda huray si ay bulshada ugu soo gudbiyaan muuqaal dhab ah oo isku xiraya isboortiga, nabadda, iyo isku duubnida bulshada.

07/11/2025

Xamaasad, hami, iyo rajo cusub oo dhalatay β€” Garoonka Muqdisho wuxuu dirayaa fariin nabadeed iyo horumar ah.
Goob ay isugu yimaadeen shacabka iyo madaxda, halkaas oo kubadda cagtu noqotay astaan mideysa wadnaha bulshada.

🏟️ Halkan waa Garoonka Muqdisho β€” madal ay isku imaden shacabka iyo madaxda dalka.Kubadda cagtu waa furaha nabad, is-dhe...
07/11/2025

🏟️ Halkan waa Garoonka Muqdisho β€” madal ay isku imaden shacabka iyo madaxda dalka.
Kubadda cagtu waa furaha nabad, is-dhexgal, iyo farxadda dhalinyarada.

Mar walba oo nabadda la xoojiyo, waxaa dhalanaya wadajir iyo is-faham bulsho.
Shalay waxaa halkaas ka dhacay kulankii final-ka, oo bulshada Soomaaliyeed ay dhigeen wacdaro cusub iyo fariin cad oo ah midnimo iyo nabad. βš½πŸ‡ΈπŸ‡΄

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhan 4k posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category