Saadaq show

Saadaq show sadaaf photography is a digital production company that focuses on wedding, Events , fashion and more. I provide consistence and talent based service . welcome

Ogeysiiska Ciyaarta Maanta :- Tartanka :- ๐Ÿ† Premier league Round 30Kooxaha :-  Chelsea ๐Ÿ†š WolvesMaalinta :- AxadTariikhda...
10/03/2019

Ogeysiiska Ciyaarta Maanta :-

Tartanka :- ๐Ÿ† Premier league Round 30

Kooxaha :- Chelsea ๐Ÿ†š Wolves

Maalinta :- Axad

Tariikhda : 10 March , 2019

Saacada :- | โฐ | 5:05 Galabnimo XGA

Garoonka :- ๐ŸŸ Stamford Bridge

Garsoore: Micheal Olivier

TV Live :- ๐Ÿ“บ Bein Sports 11

CHELSEA VS TOTTENHAMsafka laga yabo ine la so galan goroonka caaw 13.Courtois28.Azipilicueta30.Luiz24.Cahill (c)15.Moses...
26/11/2016

CHELSEA VS TOTTENHAM
safka laga yabo ine la so galan goroonka caaw

13.Courtois
28.Azipilicueta
30.Luiz
24.Cahill (c)
15.Moses
7.Kante
21.Matic
3.Alonso
11.Pedro
10.Hazard
19.Costa

Loris
Walker
Dyer
Wiema
Vertonhegen
Wanyama
Dembele
Dele Ali
Erickson
Min Sun
H Kane.
Rose,lamela N alderweid won't play today.
PREDICTIONS???
waxa so gali donta xiliga geyska africa
8:30 caawa Chelsea iyo Tottenham Hotspur wane kulan kulan adeg
sadaali ya guleysan dono

Fadlan share-garey by Mohamedsadek

Fakir kadhiibo koxde badin karto kulankan adag   iyo     28bisha  sadaali koxde gusha racidontaaa oo    qadi karto
26/05/2016

Fakir kadhiibo koxde badin karto kulankan adag iyo 28bisha sadaali koxde gusha racidontaaa oo qadi karto

War dag dag ah aqalka cad ee mareynka oo rasaas laga maqalayo
20/05/2016

War dag dag ah aqalka cad ee mareynka oo rasaas laga maqalayo

Waxaa lagu soo warramayaa in meel ka baxsan Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Mareykanka laga maqlay rasaas, sida ay sheegeen booliska dalkaasi.

Mesha waxa walibo wa ku arkeysa .sida uwada jeydan labadan sawir isku mida ma ahn...Qof si jeceyl ah qofka kale ku raxey...
20/05/2016

Mesha waxa walibo wa ku arkeysa .sida uwada jeydan labadan sawir isku mida ma ahn...

Qof si jeceyl ah qofka kale ku raxeysan si kale iyo laab ah .hadan wa ku faraxsan yahaye sida uu muqato .nolasha sideba waxa ku salesan tahaye ina lawada faraxo .ee ma ahn .ina la is ciqaabo oo qofba qofka kale ii uu siin farxda .

Side u aragta fakir wa muhiim ...walal si share gareey asxaabta la wadag

By:Saadaq show

Sanadkasta taariikhdu markey tahay 15 May waxaa laga xusaa guud ahaan Soomaaliya maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed, 15 ...
15/05/2016

Sanadkasta taariikhdu markey tahay 15 May waxaa laga xusaa guud ahaan Soomaaliya maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed, 15 May waxay ku taaiikhsaneyd markii dhalainyaro 13 ah ay ku midoobeen in ay dhisaan naadigii gobanimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL sanadkii 1943
SYL ayaa lagu tilmaama in uu shidey dhinbishii u horeysey ee Soomaalidu ugu dhaqdhaqaaqdo in ay iska tuuraan heeryadii gumeysiga, 13 dhalinyaro ah oo qaarkood aad u daโ€™yaryihiin ayey ahaayeen asaasayaasha ururkaas, waxaana maanta oo kale loo aqoonsan yahay maalintii Ururkii Dhalinyarada Gobonimadoonka Soomaaliyeed, magacayda asaasayaasha ururkii SYL ayaa kala ahaa:

1. Yaasiin Xaaji Cusmaan Sharmarke
2. Cabdulqaadir Sakhaawadiin
3. Cismaan Geedi Raage
4. Maxamad Cismaan Baarbe.
5. Dheere Xaaji Dheere
6. Daahir Xaaji Cismaan Sharmarke (Dhegaweyne)
7. Maxamed Xirsi Nuur (Siidi)
8. Maxamad Cali Nuur
9. Xaaji Maxamad Xuseen
10. Huudow Macallin Cabdullaahi
11. Maxamad Faarax Hilowle
12. Xaaji Maxamad Cabdalla Xayeesi
13. Cali Xasan Cali (Bardura).

Kulanka adeg caaw sadaale ka dhiibo yaa guuleysan kari?......
23/02/2016

Kulanka adeg caaw sadaale ka dhiibo yaa guuleysan kari?......

Address

Mogadishu
12656

Telephone

252612006685

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saadaq show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saadaq show:

Share