Guurso Oo Geed Beer

Guurso Oo Geed Beer Helping the people is my happienss

22/05/2022

Saldhiga Degmada Shibis Marki Laguugu Xiro Waa Iska Sidaan ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿ‘ฎโ€โ™€๏ธ๐Ÿ‘ฎโ€โ™€๏ธ๐Ÿ‘ฎโ€โ™€๏ธ

Waxan Halkaan Hampalyo Uga Diyaraa  Sxbkeen YAHYE MUMIN WARDHERE Iyo Dumaashideen FAHIIMA ABDI OMAR Oo Meherkoodu Dhacay...
22/05/2022

Waxan Halkaan Hampalyo Uga Diyaraa Sxbkeen YAHYE MUMIN WARDHERE Iyo Dumaashideen FAHIIMA ABDI OMAR Oo Meherkoodu Dhacay 21 May 2022
Isku Waara Ubad Ducesan Allah Idin Siyo
Geedki Jacaylkana Beera๐ŸŒฑ๐ŸŒฑ๐ŸŒฑ

21/05/2022

Hadaad Meherkaada Rabto Saldhiga Dagmada Shibis Dacwadaada Geeso

Maxay Tahay Sababta Gabdhaan Cawa Loohadal Haayo?Samiira Naasir Oo Noqotay Gabadha Cawa Loogu Hadal Heynta Badan Yahay B...
21/05/2022

Maxay Tahay Sababta Gabdhaan Cawa Loohadal Haayo?

Samiira Naasir Oo Noqotay Gabadha Cawa Loogu Hadal Heynta Badan Yahay Baraha Bulshada Waxay Ay Ku Dhalatay Dalka Norway

Waxay dhalatay march 1997 Waxay ciidamada Booliska kubiirtay 2016

Cawa ayaa si buuxda Loogu magacabay Taliyaha Saldhiga Degmada Shibis

21/05/2022

Waa Tumma Samiira Nuurdiin Naser Shaqsiga Looga Hadal Heynta Badan Yahay Baraha Bulashada

"HANALAGU XIRO SALDHIGA  SHIBIS" Dhalinyaro Fara Badan Ayaa Hortuban Saldhiga Degmada Shibis Oo Dalbanaayo In Ay Xirto G...
21/05/2022

"HANALAGU XIRO SALDHIGA SHIBIS"

Dhalinyaro Fara Badan Ayaa Hortuban Saldhiga Degmada Shibis Oo Dalbanaayo In Ay Xirto Gabadha Quruxdeeda Baraha Bulshada Qabsatay Ee Loo Magacabay Taliyaha Guud Ee Saldhiga Degmada Shibis

01/06/2018

Kkkkkkk Aroooska Intu Meeel Kale Ku Boojeesna Xariif Kale Ayaa Gacanta Isaga Dhagay Aroosada Kafujiyaa Ka Dhacday Illen Waa Aroosaan Geed Lagu Beerine

Guuuurso Oo Geed Beeer

01/06/2018

HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO

Waa Arooski Qarniga Lamaane Si Daacada Uwada Beeray Geed Allow Ubad Kher Qaba Idiin Sii Fadlan Share Garey Vedio gan Si Uu Ugaaro Lamaana Yaala Kale

Dhalinyaroy Dalki Anagu Nasugaya Wixii Dhiig Lahow Kaca Guurso Oo Geed Beer

Ubaxa Caasimada Oo Wax Qabad Muuqda Kaqabtay Muqdisho Al Caasimah Allow Barakeey... Ubaxa Caasimada Dadkeyow Kudayasho M...
31/05/2018

Ubaxa Caasimada Oo Wax Qabad Muuqda Kaqabtay Muqdisho Al Caasimah Allow Barakeey... Ubaxa Caasimada Dadkeyow Kudayasho Mudan.

Labadaan Lamaane Waxay Mudan Yihiin Kudaysho sidi Ay Ugu Daydeen Lamaanihi Billabay Fikirkaan Magalada Burtinlle.
31/05/2018

Labadaan Lamaane Waxay Mudan Yihiin Kudaysho sidi Ay Ugu Daydeen Lamaanihi Billabay Fikirkaan Magalada Burtinlle.

Address

Mogadishu
......

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guurso Oo Geed Beer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share