Wadani Boy page

Wadani Boy page Ku Soo biir page wadani

Geeba Geed baa ka wayn oo sawir ah
15/08/2025

Geeba Geed baa ka wayn oo sawir ah

14/08/2025

Koox masaay ah ayaa meel cidla ah shini ku heshay

14/08/2025

Congratulations Dumashi Huda

10/08/2025

Ninkii Azaam ahaa oo jabra oo bistolad wata beerka ka tumay

Benjamin SESKO  waa is keenay
09/08/2025

Benjamin SESKO waa is keenay

08/08/2025

Ciidanka Xoga Dalka iyo Bariire qaabkay u qabteen daawo

Share dheh soona follow garee page Wadani Boy page

Wuxuu diiday Arsenal, wuxuu diiday Tottenham, wuxuu diiday Newcastle, muddo bil iyo iyo 2 todobaad ayuu sugaayay Manches...
18/07/2025

Wuxuu diiday Arsenal, wuxuu diiday Tottenham, wuxuu diiday Newcastle, muddo bil iyo iyo 2 todobaad ayuu sugaayay Manchester United si heshiiskiisa u dhameeyaan..

Ugu dambeyn maanta ayaa lagu kala baxay isagoo saxiixay 6 sanno.βœοΈβœ…οΈ

Bruno ka dib ma jiro ciyaar yahan aan sidan ugu farxay imaanshihiisa, haddii Manchester aysan dilin player complete ah oo talented ayaan gacanta ku soo dhignay.

Welcome Mbuemo πŸ”΄

Maankiz

13/07/2025

United State or Africa 🀣

Dahab Tawor Muqdisho Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
12/07/2025

Dahab Tawor Muqdisho Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Diyaaraddi ay lahayd shirkadda Air India, ee 12 June burburtey ayna ku dhinten 270 qof oo Rakaab ah, ayaa warbixin hordh...
12/07/2025

Diyaaraddi ay lahayd shirkadda Air India, ee 12 June burburtey ayna ku dhinten 270 qof oo Rakaab ah, ayaa warbixin hordhac ah oo laga soo saarey shilkaasi diyaaradeed waxa lagu sheegay in Matoorada diyaaradda laga jaray shiidaalka, waxyar uun kadib markii ay kacday diyaaradda oo kusii jeeday London.
Warbixintan ayaa lagu sheegay in diyaaraddu ay samaysay inay tamar lumiso markii Matooradu waayeen Shiidaal, sidoo kalena qalabka codka duuba ee qolka duuliyayaasha ayaa laga helay cod uu duubay qalabkaasi oo laga dhexmaqlayo mid kamid ah Duuliyayaasha diyaaradda, oo waydiinaya caawiyihiisa kale sababta uu shiidaalka uga jaray Matoorada, halka duuliyaha kalena isna uu ugu jawaabayo in aanu isagu Matoorada ka jarin Shiidaalka
Warbixintan oo lagu daabacay wakaalada wararka ee Reuters, ayaa hadal hayn badan ka abuurtey caalamka, iyada oo si weyn la isku waydiinayo sababta Shiidaalka looga jaray Diyaaradda, iyo qaabka ay suurtogal u tahay in halmar la bakhtiiyo badhamada sahlaya in Matoorada uu shiidaalku gaadho.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadani Boy page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category