Mahamud Utaama

Mahamud Utaama Capturing the right moment is my skill.

16/10/2024

Muqdisho Caasimada ummadda Soomaaliyeed🇸🇴

14/10/2024

Koko Bulle- Qofka asaga oo waxbartay inuu hadane Baraha Bulshada ka shaqeysto ayuun wax wanaagsan kuso gudbin kara.

09/10/2024

Halkaan ka daawo kacdoonka geed beerista ay kawadaan Garowe Bilicsan Cleaning Services Ltd Saaxibkey jama awil waa ku mahadsanyahay sida wanaagsan uu inogu waramay shaqo wacan ayaad u heysaan dalka iyo dadkaba guulleysta adiga iyo kooxdadaba
Link kudhufo si aad muuqaalka u daawatid mahadsanid🙏🏼

02/10/2024

Subaxii inaan uscod Tago Meel Doog sidaan oo kale ah waxyaabaha aan aadka ujeclahay ayay kujirta laakiin nasiib daro dalkeena malahan🥲

24/09/2024

Gorme Ayaan Yeelan Doonna Park sidaan oo kale ah ?

14/03/2024

muqdisho iyo qorax dhaca galabti meeqo sac bu kuso gare muuqaalka ?

07/03/2024

Allow Xifdi Dhamaan Hooyoyinka Soomaaliyeed🙏🏼🇸🇴

Address

Mogadishu

Telephone

0615924617

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahamud Utaama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mahamud Utaama:

Share