AG Nagu xirnow oo Nala soco mar walba macmiil📷

02/05/2026

Xamse curiye 👀

02/05/2026

DEG DEG
Ganacsade Abdullahi Shiikh oo ku dhawaaqay Go'aamo adag oo ku aadan Xaalada Garoonka Boosaaso oo xariga ka jarayo Madaxwaynaha Puntland.

02/05/2026

King of the City's: Dayax Dalnuurshe

Fanaanka caanka ah ee Dayax Dalnuurshe ayaa lagu casuumay tartanka Caasimadaha
Puntland
Xafladda furitaanka ayaa caawo
ka
dhici doonta Garoonka Shuhadada ee
Boosaaso
#

02/05/2026

Mid Kamid ah tageerayaasha Gobolka Bari oo ku maadeysanaya Caasimadaha Kale “ Soo Gala garoonga kaluunka wad ka jilicsantihiin “

02/05/2026

Madaxwayne Said Abdullahi Deni ayaa so booqday shuhadada stadium oo dhawaan ka furmi doono koobka

02/05/2026

Xulka caasimada Bosaso oo diyaar garowgoodi u danbeyay sameeyay

02/05/2026

Xulka caasimada faradaha ee Nugaal oo soo gaaray Bosaso

02/05/2026

BREAKING NEWS
"Ciyaartoy badan oo saameyn weyn ku
lahaa tartamada Puntland ayaa seegaya Koobka Caasimadaha Puntland, taasoo si weyn hoos ugu dhigi karta xamaasadda iyo tayada tartanka.
Xiddigahan oo mar walba kulamada ka dhigi
jiray kuwo xiiso leh ayaa hadda ka
maqnaanaya sababo kala duwan, oo ay ugu horreeyaan dhaawacyo culus.
Ciyaartoyda maqan waxaa ka mid ah: yaan
Hussein Baliile, Khalid Leo, Inineerkao Puntland
Amiirka, Faysal Robinho iyo Farhan Carloz.
Maqnaanshahooda ayaa si weyn loo dareemayaa, maadaama ay ahaayeen ciyaartoy door muhiim ah ka ciyaari jiray guulaha kooxahooda, isla markaana si joogto ah u beddeli jiray jihada ciyaarta.
• Su'aasha taagan hadda waa: Xidigee
ayaa ugu badan ee la tabayo

01/05/2026

📸

25/04/2026

Bosaso

Wariye Abdijaliil ayaa soo dhigay postgaan waxyar kahor Asagoo sheegay inuu wareysi la yeeshay yasmin Abdi gabar somali ...
17/02/2026

Wariye Abdijaliil ayaa soo dhigay postgaan waxyar kahor Asagoo sheegay inuu wareysi la yeeshay yasmin Abdi gabar somali ah kuna takhasustay Tiknoolajiyadda sidokale usoo shaqeysay shirkada waa weyn sida
Meta(Facebook)
Google
Snapchat
Siduu wariyaha sheegay wareysiga dhinacyo badan Ayuu taaban doono ,waxaa cajiib dadku inee habaarayn wiilka wariyaha sidokale caay umiiseen yasmin Waxaa is weydiiyay somalia sidee qaran ku noqon karta hadii la iska burinaayo kuwii cilmiga lahaa ,yasmin dharka inee xirato walagu waanin karaa walo nasteexen karaa waa gabar somaliyeed balse marka-hore cilmigeeda dhageysta oo iska daaya cayda dhaqan islaam ma aha iyo mid gaal intaba.
Dharkeeda Alle ayaa kula xisaabtamaayo cilmigga halaga dhageysto , islaan cadaana hadee ahana lahayd wala dhageysan lahaa waliba si joogta ayee dadku udaawadan macalimiin ajaanib xirfadaha baro dadka you tube laga fiirsado, Somalia waa qaran waxaana leh kan Asturan iyo kan aan asturneen kan fiican iyo kan aan fiicneen waxaa la raba iskuwad iyo is qadarin bulshaddeena colaad uma fiicno wada noolasho ayaa u fiican isfahan dadku waa walal, hadu alle idmo dadka ugu horeeyo daawada noqn doona.

Address

Gardo Hospitaal Street
Qardho

Telephone

+252906030644

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AG:

Share

Category