Mahad Alcadaala

Mahad Alcadaala 2

24/09/2022
Romantic iyo dhibkiisa { sheeko qosol ah }Gabadh ayaa filimaanta hindiga aad u    daawan jirteyOo ramantic iska dhigeyse...
19/04/2022

Romantic iyo dhibkiisa { sheeko qosol ah }

Gabadh ayaa filimaanta hindiga aad u daawan jirtey
Oo ramantic iska dhigeysey ayaa ninkeeda oo jiifo habeen barkii
Toosisey kuna tiri waxaan ku waydiinayaa
Jacaylku ma seexdaa habeenkii ?
mise
Habeenka ayaa seexda jacayl dartii ?
mise
Aniga iyo habeenkuba jacayl aan seexan ayaa nahaya ?

Ninkii Hurdo Meel fiican u mareysey ka soo toosey ayaa ku yidhi

Ma waxaad dooneysaa furiin ?
Mise
Mise furiinka adiga ku doonaya ?

Mise adiga iyo furiinkaba laba is doonayo ayaa tihiin ?

Deg-deg ayey u seexatey iyad oo suuratul yaasin iyo qulhuwalaha hoosta ka akhrisaneyso 😁😁😀

Address

Istanbul Province

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahad Alcadaala posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share