Mohamed Du'aale

Mohamed Du'aale Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed Du'aale, Camera/Photo, Mo Cay.

05/09/2024

Cadaado by
Xaaruuntii baarlamaanka Galmudug🙌 EX ximin iyo xeeb

Hanbalyo degmada xero dahab 《Ex xero dhagaxlay 》  Meeshii ugu horaysay aan qare ka cuno (water melon) 2007.
23/01/2024

Hanbalyo degmada xero dahab 《Ex xero dhagaxlay 》

Meeshii ugu horaysay aan qare ka cuno (water melon) 2007.

Magaalada xarardheere oo ku jirta maalmaha ka  soo kabashada dib u dhaca , magaalo daramaysa neecaawda dowladnimada Reer...
25/07/2023

Magaalada xarardheere oo ku jirta maalmaha ka soo kabashada dib u dhaca , magaalo daramaysa neecaawda dowladnimada

Reer xarardheere waxaan leeyahay ha loo guntado hormarka magaalada

Xarardheere sanadaha soo socda waa inay noqotaaa caasimada maamulka galmudug

Ciidamadeena qaarkood Mushaarkooda dad kale ayaa bixiya, dowladdu ma awoodo, Canshuur wiil kale iyo gabar kale oo diin i...
10/07/2023

Ciidamadeena qaarkood Mushaarkooda dad kale ayaa bixiya, dowladdu ma awoodo, Canshuur wiil kale iyo gabar kale oo diin iyo dhaqan midna aan nala wadaagin ay bixiyaan ayaan qaadanaa suuragalna maaha, lacagta Canshuurta waa inaan dhiibnaa, si aan danaheena ugu filnaano soomaaliyey.

06/07/2023

TOOXAW OO AFKA FURTAY .

06/07/2023
Nin u dhashay dalka Mexico ayaa guursaday Yaxaas sida uu baahiyay talefishinka AlJazeera.
04/07/2023

Nin u dhashay dalka Mexico ayaa guursaday Yaxaas sida uu baahiyay talefishinka AlJazeera.

03/07/2023

ارب صل علي محمد نبينا أشرف الأنام 🌹

Hambalyo Ummadda Soomaaliyeed sanad guurada 63aad ee ka soo wareegtay xornimadii gobollada Koonfureed ee dalkeenna, isra...
01/07/2023

Hambalyo Ummadda Soomaaliyeed sanad guurada 63aad ee ka soo wareegtay xornimadii gobollada Koonfureed ee dalkeenna, israacii labada gobol iyo dhalashada Jamhuuriyadda Soomaaliya.
63 sano oo aan qaran nahay ka dib, waxa aan wali ugu baahi badan nahay midnimo iyo nabad, taas oo nooga baahan isku duubni iyo dadaal badan.
Soomaaliya ha noolaato.

Bilicda caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb .
20/06/2023

Bilicda caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb .

Address

Mo Cay

Telephone

+252617059889

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Du'aale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category