Siisoow

Siisoow # أن ألله مع الصا بر ين sports. sports

29/01/2026
13/10/2025

boy

03/09/2025

Alejandro Garnacho has indeed chosen to wear the number 49 shirt at Chelsea FC. This is the same number he wore during his first two seasons with Manchester United's first team.

08/08/2025

Tacsi Tiiraanyo Leh

Allaha u naxariisto Mahamed Khadar oo ku geeriyooday kadib markii uu ku gubtay goobtiisa ganacsi ee ku taalla xaafadda Manenberg, magaalada Cape Town.

Abdirahman muumin oo ahaa marxuum ka saaxibkii .ayuu yiri sidaan Mohamed waxaan isku baranay Hamza Cash & Carry ee ku yaal xaafadda Atlon, wuxuuna ahaa nin af gaaban, ahlu salaad ah, deggan oo akhlaaq wanaagsan lahaa.

Geeridiisu waa mid naxdin leh oo si gaar ah u taabanaysa dhammaan intii garanaysay.

Sidoo kale waxaa dabkaasi dhaawac culus uu gaarsiiyay muwaadin kale, waxaana Ilaahay uga baryaynaa inuu siiyo caafimaad taam ah Insha Allah.

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
“Dhamaanteen Ilaahay ayaan u nahay, Ilaahayna waan u noqonaynaa.”

Marxuumka Allaha u naxariisto, Jannada Firdowsana ha geeyo. Qoyska, ehelka, asxaabta iyo dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeedna waxaan leenahay samir iyo iimaan.

Saakow media From Cape Town gobolka west Cape

07/08/2025

team happy to return to the Champions League

05/08/2025

Chelsea waxey go aan ku gaareen in ey aaminaan sanadkan
Robert Sanchez & filip🫂

   Welcome  Chelsea 🫂👥️
05/08/2025


Welcome Chelsea 🫂👥️

Chelsea ayaa xaqiijisay inay la soo wareegtay daafaca Ajax Jorrel Hato heshiis ku kacaya 37 milyan ginni. Waxa uu saxiixay heshiis todobo sano ah, waxaana uu noqday saxiixeeda afaraad ee xagaaga. I…

Address

Durban

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siisoow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Siisoow:

Share